Ciidamo Daacad u ah Gen Haftar oo Dhowr Jiho ka galay magaalada Tripoli (Sawirro)

Ciidamo Milatari oo daacad u ah Gen Khalifa Haftar ayaa dhowr jiho ka weeraray magaalada Tripoli ee caasimada dalka Liibiya oo xarun u ah dowlada taagta daran ee aqoonsan yihiin Qaramada Midoobay iyo Wadamada Reer Galbeedka. Wakaalada Wararka ayaa ku waramaya in ciidamada Milatariga uu hogaamiyo Gen Haftan ilaa sadex jiho ka galeen magaalada Tripoli, waaxaana … Continue reading Ciidamo Daacad u ah Gen Haftar oo Dhowr Jiho ka galay magaalada Tripoli (Sawirro)